"Anigu waxaan bartey wax aanan hore u aqoon. Waxaan qabaa in waxkasta oo koorsadan ku jira ey fiicanyahiin ina anfacaya."

Deltagare SO 2014

Iska qorka qor koorsadan!

Warbixinta koorsadan


Koorsadan waxaa loogu talo galay adiga wadanka Sweden ku cusub. Ujeedadu waxay tahay inaad si fudud bulshada Swidheshka ah ku dhexgasho. Waxaan xooga saareynaa oon ahmiyad siineynaa xuquuqda mini'aadanimada, qiimeynta xoriyada, xaqa iyo waajibka, ururada bulshada iyo waliba faahfaahin caqli gal oo ku saabsan nolol maalmeedkaaga.


Koorsadan waa 60 saacadood waxaa loo kala qeybinayaa 10 maalmood oo maalintii dhan ah ama 20 maalmood oo ah hal galin siitaanki ah, afkaaga hooyo ayay ku baxaysaa koorsadu.


Markuu dhamaado waxaa lagu siinayaa cadeyn shahaado inaad dhigatey koorsadaan.


Halkan ka aqri warbixinta ku guda jirta koorsadan!


Jiheyta bulshada wadanku cusub


Halkan ayaadka heli kartaa warbaxin badan oo ku saabsan jiheynta bulshada! Aqri warqada warbixinta oo fiirso filinka.

Qofka ku cusub Sweden!