"Koorsadan waxuu ahaa muhiim sababtoo ah waxaa ku jirey warbixin badan oo ku saabsan Sweden, sidii lugu heli lahaa shaqo iyo waliba sidii xiriir loola sameyn lahaa dadka Swedeshka ah."

Deltagare SO 2014

Nuxurka koorsada:

Mawduuca 1-inaad timaado Sweden
Horudhaca iyo aasaaska hurumarineed
Taariikhd Sweden iyo Skaraborg
Dhaqanka, caadada iyo qiimeynta

Mawduuca 2-Inaad degenaato Sweden
Deegaanka, dabeecda iyo juquraafiga
Degaansho
Degmada iyo adeega degmada

Mawduuca 3- Isku filaasho iyo horumar ku gaarida Sweden
Suuragalnimada waxbarashada dadka waaweyn
Suuqa shaqada Sweden
Daryeelka nabada, siyaasada bulshada iyo nidaamka canshuurta
Xilifiraaqada, dhaqanka Iyo ururada bulshada

Mawduuca 4- xaquuqda iyo waajibaadka qofka
Sinaanta dadka iyo takoorka

Mawduuca 5- inaad reer ku dhisto Sweden
Qaababka kala duwan ee loo noolyahay
Nidaamka waxbarashada caruurta
Kaalinta waalidka

Mawduuca 6- Saameyn ku yeelashada dalka Sweden
Nidaabka saldhiga demuquraadiyada iyo hurmarka habdhiska demuquraadiyada
Demuquraadiyada iyo siyaasada
Cadaalada iyo qaanuunka

Cadaalada iyo qaanuunka
Caafimaad iyo inaad adigu isdaryeesho
Caafimaad-, jiro- iyo daryeelka ilkaha

Mawduuca 8 Waayeel noqosho
Hawlgab noqoshada Sweden

Iska qorka qor koorsadan!